Dallada ma joojin karto roobka se waxay kaa ilaalinaysaa dhibcaha roobka.. Kalsoonidana ma keeni karto guusha se waxay ku siinaysaa awood aad ku wajahdo dhibaatooyinka nolasha,
Posts
Showing posts from December, 2023
- Get link
- X
- Other Apps
🌞🍀⚘ ⚘🍀🍀 🪐 🪐 🌞🍀⚘⚘✅✅ ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━ "عسى أمانيكَ بعدَ الصبرِ تَنبلِجُ فبعدما ذقتَ من مُرٍّ و من ألمٍ ستشربُ الكأسَ أفراحًا و تبتهِجُ فلا تخفْ سوف يمضي ما تُكابدهُ وكل ضيقٍ لهُ من ربك الفرَجُ" "Rajadu ha soo baxdo samir dabadeed Kadib markaad dhadhamisay qadhaadh iyo xanuun Waxaad koobka ku cabbi doontaa farxad iyo rayrayn Ha ka baqin, waxa aad marayso way gudbi doontaa Dhib kastana wuxuu leeyahay nafis Eebe ━━━━━━━━━━━━━━
Xikmado dahabi ah
- Get link
- X
- Other Apps
Xikmado dahab ah 🍂✨🌿 1 : Shan waxaa lagu gartaa shan geedka waxaa lagu gartaa midhihiisa, Haweenaydana waxaa lagu gartaa marka uu sayigeedu faqiir noqdo, Saaxiibkaagana xiliga dhibaatada iyo mashaqada aya la gartaa, Mu'minka dhabta ahna markii la imtixaamo aya la gartaa, Qofka deeqsinimada badana waxaa la gartaa markii loo baahdo, 💙😇 2 : Ogow raaxada jidhku waa cunista cuntada, raaxada naftu waa dambigaada oo yaraada, raaxada qalbigu waa ihtimaamka oo aad yareyso, amaa raaxada carabka sow maahin waa hadalkaaga oo yaraado, 🩶😊 3 : Haka shalaayin qof aad jeclaatey oo kaa tagey balse ka shalaay qof ku jeclaadey oo aad adi goysay, 😢 4 : Wixii ku soo maray waa la soo dhaafey wixii tageyna waa dhinteen, hana ka fikirin oo ha isku nashquulin waayo waa ayba tageen sow maahin, 🥲 5 : Ogow sadex marti balan la' aan ayay kuu imaadaan..? * Irsaaqada, * Nasiibka iyo * Geerida. - Nala wadaag Aqriste xikmada ku cajabisay oo aad ku dhaqanto, si aan asxaabta ula wadagno..! 🤝