Xikmado dahabi ah

 Xikmado  dahab  ah πŸ‚✨🌿


1 : Shan waxaa lagu gartaa shan geedka waxaa lagu gartaa midhihiisa, Haweenaydana waxaa lagu gartaa marka uu sayigeedu faqiir noqdo, Saaxiibkaagana xiliga dhibaatada iyo mashaqada aya la gartaa, Mu'minka dhabta ahna markii la imtixaamo aya la gartaa, Qofka deeqsinimada badana waxaa la gartaa markii loo baahdo, πŸ’™πŸ˜‡

2 : Ogow raaxada jidhku waa cunista cuntada, raaxada naftu waa dambigaada oo yaraada, raaxada qalbigu waa ihtimaamka oo aad yareyso, amaa raaxada carabka sow maahin waa hadalkaaga oo yaraado, 🩢😊

3 : Haka shalaayin qof aad jeclaatey oo kaa tagey balse ka shalaay qof ku jeclaadey oo aad adi goysay, 😒

4 : Wixii ku soo maray waa la soo dhaafey wixii tageyna waa dhinteen, hana ka fikirin oo ha isku nashquulin waayo waa ayba tageen sow maahin, πŸ₯²

5 : Ogow sadex marti balan la' aan ayay kuu imaadaan..?

* Irsaaqada,
* Nasiibka iyo
* Geerida.

- Nala wadaag Aqriste xikmada ku cajabisay oo aad ku dhaqanto, si aan asxaabta ula wadagno..! 🀝

Comments

Popular posts from this blog

SHEEKADA GABADHII CAQLIGA BADNED

Xikmadihii Imaam Shaafici.