☆ *Afar qof ha lumin.*


• Qof kuu dulqaatay markaa xanaaq santahay.


• Qof ku difaacay markaa maqan tahay.


• Qof kaa farxiyey markaa walwalsan tahay.


• Qof ku taageeray marka lagaa guulaysto.

Comments

Popular posts from this blog

SHEEKADA GABADHII CAQLIGA BADNED

Xikmadihii Imaam Shaafici.