"Waqtigaaga u isticmaal si xikmad leh, maxaa yeelay waa waxa ugu qaalisan ee aad haysato. . "Ha is barbar dhigin naftaada dadka kale; qof walba wuxuu leeyahay waddo u gaar ah." "Maskaxdaada wanaaji, waayo waxay tahay meesha fikradahaaga guuleysta ka yimaadaan." "Ha sugin fursad ku timaada, samee fursaddaada." Guusha waa safar, ma aha meel loo socdaalayo."

Comments

Popular posts from this blog

SHEEKADA GABADHII CAQLIGA BADNED

Xikmadihii Imaam Shaafici.