Xikmadaha Nolosha
Ujeedada wax aqrinta ma ahan in la xasuusto wax walba oo la akhriyay, hadafku waa in wax laga badalo habka aad u fikireyso .... Ama, sida
_Mark Cuban
_ u leeyahay: "Waxaan aqriyaa saacado maalin kasta si aan u helo hal fikrad oo iga caawineysa noloshayda 🍂
Comments
Post a Comment