Ujeedada wax aqrinta ma ahan in la xasuusto wax walba oo la akhriyay, hadafku waa in wax laga badalo habka aad u fikireyso .... Ama, sida _Mark Cuban _ u leeyahay: "Waxaan aqriyaa saacado maalin kasta si aan u helo hal fikrad oo iga caawineysa noloshayda 🍂